1) Eedda Inteeda Badan Dumarka Ayaa Leh
2) Eedda Inteeda badan Ragga Ayaa leh
3) Eedda Qayb ka mid ah waalidkaa leh
4) Eedda Qayb ka mid ah Bulshadaa leh
Sheekh Meher Xadka ayaanba Garaneyn Mahadsanid
dhibka waxa wada qeybsadey ninka iyo nagta meher xadka ku heshiyay
Eeda Ragga iyo Dumarkuba waa leyihiin si isku mid ah.
eeda waxaa leh wiilasha lkn gabdhaha iyana qeeb waa ku lee yihiin saa cid ma qasbi karteen
Wacyiga, iyo aqoon darada bulshada dhibka ay keeni karto arintani oo aad u hooseeya ayaa sabab u ah
rag iyo dumarba eda wa la leyahay