Viral Dashboard


Promote this poll: Abdisatar Ahmed: Xisbiga Cusub Ee uu Abiy Ahmed soo wado mabaadiisu waxay Ku salaysantahay Falsafad Ugaar ah Abiy Ahmed oo Si Caadi ah uxoojinaysa Doonista Xabashida ee Ah Hal Ethiopia, Xisbigan wuxuu Ogolaanayaa in Nin Xabashi ah ama Oromo ah Jigjiga iska sharixi karo lana Dooran karo, waxaan Soo Gudbinayaa Codqaadis inuu Soomaalida Dan u yahay iyo inuu Khayaano ku Yahay Haddaba Su'aashu waxaa Weeye Danta Soomaalida Makujirtaa Xisbiga EPP?

Publish on Personal Profile

Publish your poll on your Wall and ask your friends to vote. This will be visible for all your friends coming to Facebook.

Direct link

Facebook Messenger