Wiil baa $100 ka xaday dukaan shan daqiiqo kadib na isla dukaankii ayuu ka iibsaday alaab u dhiganta $70 waxaana loo soo celiyay $30. Imisa ayuu khasaaray milkiilaha dukaanka?



Click here to share poll on specific pages, user profiles or purchase votes!