Xisbiga Cusub Ee uu Abiy Ahmed soo wado mabaadiisu waxay Ku salaysantahay Falsafad Ugaar ah Abiy Ahmed oo Si Caadi ah uxoojinaysa Doonista Xabashida ee Ah Hal Ethiopia, Xisbigan wuxuu Ogolaanayaa in Nin Xabashi ah ama Oromo ah Jigjiga iska sharixi karo lana Dooran karo, waxaan Soo Gudbinayaa Codqaadis inuu Soomaalida Dan u yahay iyo inuu Khayaano ku Yahay Haddaba Su'aashu waxaa Weeye Danta Soomaalida Makujirtaa Xisbiga EPP?



Click here to share poll on specific pages, user profiles or purchase votes!